Ogeynsiis
Dadweynaha soomaliyeed waxaa la ogeynsiinayaa in Dr. Cali Macow-Aweys howl gelin ka bilaabi doono, haddii Alla idmo, Gobalka Puntland Caasimada Garowe, bisha Desember 7, 2015. Howl galintiisa waxay ku egtahay, haddii Alla idmo, bisha Jannayo 21 , 2016. Wuxuuna howl gal ka wadi doonaa: International Hospital & General Clinic, Garowe. Phone: 0025290847380 Mobile: 00252907828879 Mobile: 0025290782889 Announcement Dr Ali Mao-Aweys will start working, Inshaa Allah, in Garowe, Puntland on December 7, 2015. He will be working until January 21, 2016 at: International Hospital & General Clinic, Garowe. Phone: 0025290847380 Mobile: 00252907828879 Mobile: 0025290782889 |
|