Welcome to

Mao-Aweys International Hospital

Serving Patients from Newborns to Seniors

Better Health Care is Our Mission

U adeegida Bukaanka Laga bilaabo Dhallaanka Cusub ilaa Waayeelka

 

Ogeysiis

Waxaa la ogeysiinayaa

dadweynaha Soomaaliyeed in

Dr. Cali Mao-Aweys uu hawlgal

caafimaad ka wado xarunta

Nairobi.

0796529181 – 0796529182

​

Announcement

The Somali public is informed

that Dr. Ali Mao-Aweys is

conducting medical mission at

the Nairobi center.

0796529181 – 0796529182

Isbitalkisa Magalada Muqdisho

International Hospital & General Clinic (Xarunta Muqdishu)

Shacabka Soomaaliyeed waxaa lagu wargelinayaa in  Xarunta Muqdisho ay furan tahay, dhaqaatiirna ay joogaan. Xarunta Muqdisho waxay furan tahay 9:00 subaxnimo ilaa 4:00 galabnimo

Xarunta Muqdishu oo ku taalo xaafada Boondheere Boostada iyo Gaarsiinta dabadeeda. Fadlan ballan suubso.
252613846666
252613845555

The Somali public is informed that the Mogadishu Center is open and doctors are present. The Mogadishu Center is open from 9:00 AM to 4:00 PM

Mogadishu center located in Bondhere Post and Delivery area. Please make an appointment.
252613846666
252613845555

Mao-Aweys Plaza

Our Mission

Our mission is to deliver the best care, using advanced technology in an atmosphere of trust, safety and comfort. our dedication is to offer European standard and the best quality health care in a family friendly environment.

Hadafkayagu waa inaan bixino daryeelka ugu fiican, anagoo adeegsanayna tignoolajiyada horumarsan. Go’aankeena waa inaan bixino heerka Yurub

Our Services

Adeegyadayada

We speak English, Swahili, Somali, Borana/Oromo, German, Italian and French.

Waxaan ku hadalnaa Ingiriis, Sawaaxili, Soomaali, Borana/Oromo, Jarmal, Talyaani iyo Faransiis.

Family Planning and Fertility Treatments

Daryeelka Carruurta

Daawooyinka

Daryeelka Dhallaanka iyo Talaalka (Vaccination)

Mao Aweys International Hospital

24/7 service

0796529181 - 0796529182 Kenya Country Code +254

dralimaoaweys@gmail.com

Mao-Aweys Plaza 10th Street 2nd Avenue, Eastleigh Nairobi