Ogeysiis

Dadweynaha Somaliyeed waxaa la ogeysiinaya in Dr. Macow oo dibada ku maqnaa howl galin ka bilaabi doono, Inshaa Allah, xarunta Nairobi malinta Talaadada oo bishanu tahay Sebtember 5teed. Mahadsanid.

Announcement

Dr Ali Mao-Aweys will start working at International Health Centre, Nairobi on Tuesday September 5, Inshaa Allah. Thank you.

Nairobi Hospital Map