Dr. Cali Macow Aweys waa dhakhtar Soomaaliyeed oo deggan dalka Ingriiska. Dr. Macaow wuxuu ku taqasusay baarista iyo daaweynta cudurada ku dhaca:
- Caloosha
- Wadnaha
- Sanbabka
- Beerka
- Lafaha
- Cudurada ugaarka ah dumarka iyo Carruurta
- macaanka (Diabetes)
Haddii aad dooneyso caafimaad baaris iyo daaweyn, Dr. Cali Macow Aweeys iyo shaqaalihiis oo diyaar kuu ah in si wanaagsan kuu daaweeyaan ama uu kuugu sii gudbiyaan dhaqaatiir kale oo Jarmal ah (Specialist).
Balan ka sameyso Dr. Cali Macow inta aadan tagin dalka Jarmalka ama Ingriiska fadlan kala xiriir Telefoonada:
Waqtiyada uu Xafiiska Furanyahay: Isniin, Talaado, iyo Khamiis 10 AM to 6 PM
Arbaco - Xafiiska wuu xiran yahay
Jimco, Sabti, iyo Axad 10 AM to 7 PM
Xafiiska London
02088025566 (Haddii aad ka soo waceysid London )
00442088025566 (Haddii aad ka soo waceysid Europe )
011442088025566 (Haddii aad ka soo waceysid America )
07985747612 (Haddii aad ka soo waceysid London )
00447985747612 (Haddii aad ka soo waceysid Europe )
011447985747612 (Haddii aad ka soo waceysid America)
Address
602 Green Lanes, Haringey N8 ORY London, U.K.